Pro: Jawaaari Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta shaciyey amaro uu kusoo rogay safaradii xildhibanada baralamnka soomaliya ay ku aadi jireen Dalka dibadiisa.
Amarada gudoomiye jawaari uu kusoo ragay xildhibnada ayaa ahaa in maanta wixii k danbeya aysan jiri doonin in in Mudane ka tirsan Baralamnka uusan Safar dibad ah uga maqnaan karin kulamada golaha shacbka ay inta ka harsan Kal Fadhiga hada socda.
Gudoomiye Jawaari wuxuu u sababeeyeyamarkan in ay jiraan howlo badan oo horyaal Baralamaanka Soomaaliya kuwaas oo u baahan wax ka qabad, sidaasi awgeedna aan looga maarmin in Xildhibnada inay ka maqnadan kulamada uuBaarlamaanka yeelanayo.
Dhinaca kale Baarlamaanka Soomaaliya waxaa 30/April/2016 looga yeeray oo la doonayaa in uu Golaha soo hor joogsado R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/Eashiid s wax looga weydiiyo hanaanka loo marayo Doorashada Sanadkaan dhamaadkiisa Soomaaliya ka dhici doonto.