Sawiro Naxdin leh oo laga soo qaaday dadkii shalay lagu gubay gobolka Sh/Hoose

0

Waxaa soo baxay Sawiro muujinaya sida loo gubay dadkii shalay ku sugnaa gobolka Sh/Hoose iyaga iyo ayeeyadooda oo xili habeen ah dab la qabadsiiyay.

Qaar ka mid ah shacabka gobolka Sh/Hoose ayaa soo qaaday Sawiro muujinayo sida loo gubay, waxaana laga arkayaa qaar ka mid ah Meydadka caruurtaas oo dabku uu leefay.

Waxaa wal wal ka muujiyey sida ay dhacdadan u dhacay dadka deegaanka oo sheegay in ay dhici karaan dhacdooyin sidan oo kale ah,waxayna sheegeen in aysan suurta gal ahayn in dadka Soomaaliyeed ay fiirsadaan xalaada ay ku jiraan shacabka reer Shanalan bood iyo guud ahaan gobolka Sh/Hoose.

Hoos ka Daawo Sawirada oo aad la murugoon doonto:-

110 120 130 140 150 160 meyd 1 meyd 2 meyd 3 meyd 4