DAAWO:- Hormar balaaran oo laga dareemayo Degmada Wanla weyn iyo Dhismooyin Cusub oo lagu arkayo

0

Maamulka degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose,waxana hada laga dareemaya degmadaas hormaro kala duwan.

dhismaha wadooyinka iyo waliba nalalka cadceeda ku shaqeeya ayaa laga hirgalayey degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlahan dib u dhiska ah iyo  gelinta  nalalka ku shaqeeya ileyska ayaa looga  gol leeyahay  in lagu soo celiyo  bilicda Degmada Wanlaweyn  si loo dar dar geliyo  howlaha lagu horumarinayo degmada.

degmada wanlaweyn ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka u baahan soo kabashada.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1-29 2-27 3-26 4-23