DAAWO:- Muuqaalo laga soo duubay dagaaladii Al-Shabaab iyo Ciidamada Galmudug

0

Akhristaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaalo laga soo duubay dagaaladii dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada Maamulka Galmudug.

dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana Madaxda Galmudug ay sheegeen iney ka guuleysteen Al-Shabaab.