Go’aan adag oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta iyo Warbaahinta Soomaaliya oo walwalsan

0

Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah Baaq iyo digniino u dirtay Maamulayaasha Warbaahinada gaarka lo leeyahay iyo hogaamiyeyaasha Ururada Rayid ee ku aadan iney diyaariyaan ama ay soo xulaan xubnihii ugu qeyb noqon lahaa Guddiga Saxaafada Soomaaliya.

Qoraal ka so baxay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka Allgalgaduud.com ayaa ku cadaa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo diyaariyo Xubnihii ka mid noqon lahaa Guddiga Saxaafada Soomaaliya.

GSS