DEG DEG:- Qarax Xoogan oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho iyo Maqaayad Caan ah oo la Weeraray

0

Qarax xoogan ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay Baar ku yaalla Xeebta Liido ee ku taalla Degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa noociisu waxa uu ahaa mid loo adegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu waday qof naftiisa hure ah.

Qaraxa ayaa waxa uu ahaa mid ismiidaamin ah sida ay dad goobjoogayaal ah inoo sheegeen, waxaana gudaha Baarka galay rag hubeysan oo gaari kale ka degtay.

Waxaa ilaa hada soconaya rasaas Xoogan oo laga maqlayo gudaha Baarka.

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa goobta fadhiyay Marki uu qaraxa dhacaayay lkn ilaa hada ma cada iney ku waxyeeeloobeen Qaraxaasi iyio in kale.

wixii soo kodha kala soco Shabakada Wararka Allgalgaduud.com…