DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo si kulul kaga hadkay falalka xasuuqa ee Kenya ku laayneyso Shacabka Soomaaliyeed

0

Tan iyo markii uu dhacay weerarkii Jimcihii lagu qaaday ciidamada Kenya oo waxyeelo badan lagu gaarsiiyay waxaa soo baxaya warar sheegaya in ay ugaarsanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Arintaasi foosha xun waxaa ka dhiidhiyay siyaasiyiin iyo xildhibaano hadaba Guddoomiyaha gobalka Gedo ee maamulka Jubbaland Axmed Buulle ayaa isna sheegay in diyaaradaha dagaalka Kenya ay beegsadaan oo kaliya dadka shacabka ah.