Dhageyso: Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2016 Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Akhristeyaasheena Sharafta Leh.

0

Dhamaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Akhristeyaasheen sharafta leh meel kastoo aad joogtaan, Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Allgalgaduud Media waxay idin leeyihiin Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2016.

Waxaan dhamaantiin idiin rajeenaynaa sanadkan cusub ee 2016, towbad suuban, cafimaad qab, Farxad, cimri dheer, Nabad, iyo horumar waara oo dhan walba ah Insha Allaah.

Sidoo kale Waxaan Allaah Subaxaanahu watacaal Ka Baryaynaa inuu sanadkan 2016 uu dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyeed ee ku nool dalkii hooyo uga dhigo mid ay ku noolaadaan Xornimo, Nabad, Horumar iyo Midno waarta oo Gaarta dhamaan Gobolada dalkeena Hooyo. Aamiin Amiin Amiin….

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso Heesta Sanadka.

new year