Sports:- Manchester United oo guul ku furatay horyaalka Premier league+sawiro iyo safkii.

0

Kooxda Manchester United ayaa galabta guul ku furatay Horyaalka England kadib markii 1-0 ay ugu adkaatay kooxda Tottenham oo garoonkeeda ay kula ciyaareysay.

Van Gaal ayaa diiday sanadkii labaad oo xukunka kooxdan uu hayo in guuldaro uu ku furto horyaalka England waxaana sanadkii hore ka adkaatay kooxda Swansea City.

Goolka United ay ku adkaatay ciyaartan oo dhashay daqiiqadii  22 aad ee qeybta hore waxaa iska dhaliyay xiddiga Tottenham Kyle Walker oo kahortay kubad  Rooney uu shabaqa ku hubsan lahaa.

Qeybta labaad ayeysan ciyaarta wax iska badalin iyadoo Van Gaal uu ciyaarsiiyay dhamaan xiddigihiisa cusub.

United ayaa sii heyn doonta hogaanka ilaa saacado maadaama ay goordhow baasmayaan ciyaaro kale.

Safafkii u kala ciyaaray labada dhinac

Manchester United: Romero, Darmian (Valencia 80), Smalling, Blind, Shaw, Schneiderlin, Carrick (Schweinsteiger 60), Young, Mata, Rooney, Depay (Herrera 67)

Tottenham Hotspur: Vorm, Walker, Alderweireld, Vertonghen, Davies, Dier (Alli 76), Bentaleb (Mason 52), Chadli, Eriksen, Dembele (Lamela 69), Kane

Manchester United new boy Memphis Depay (centre) congratulates Wayne Rooney as the home side take a 1-0 lead

Jan Vertonghen (left) looks to the turf as Rooney is joined by Depay and Juan Mata in celebration of United's opener

United's new No 7 Depay, who started brightly on his Premier League debut, revels in the opening goal celebrations

United's new No 7 Depay, who started brightly on his Premier League debut, revels in the opening goal celebrations