TOOS U DHAGEYSO: Khudbadii Shariif Xasan Ee Shirka Hiigsiga Cusub “Somaliya Doorasho 2016, Kama Dhacayso”.

0

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ee somaliya sharif xasan sheikh aadan oo khudabad ka jeedinayay shirka hiigsiga cusub ee somaliya kaas oo muqdisho lagu soo gaba gabeeyay ayaa codkiisa ku biiriyay in somaliya ay sanadka 2016 doorasho ka dhici karto.?

 

 

HOOS KA DHAGEYSO: