LIVE U DHAGEYSO: Gudoomiyaha Gudiga Amniga oo ka hadlay hawlgalo ka socda caabudwaaq iyo Hub farabadan oo ay gacanta ku dhigeen+Sawiro.

0

Gudoomiyaha Gudiga Amniga Degmada iyo Deegaanka Caabudwaaq Cabdul Samatar Maxamed oo la hadlayay Shabakada Allgalgaduud Media ayaa ka warbixiyay Hawlgalo lagu sugayay amniga oo ay qaadeen kaasoo lagu soo qabtay hub iyo dad lagu tuhmay inay amni daro ku shuqul lahaayeen.

Cabdul Samatar Maxamed
Cabdul Samatar Maxamed

Gudoomiyaha ayaa Shir Jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay kadib waxaa aan la yeeshay wareysi ku saabsan hawlgalkii ay qaadeen  iyo xaalada guud ee amniga deegaanka waqtigan.

Halkaan ka dhagayso Waraysi dhinacyo badan leh oo Gudoomiyaha Gudiga Amniga aan la yeelanay.

DAAWO SAWIRADA HOWLGALKA MAANTA:

11201187_806351399462352_5277599586114898626_n 11703195_806335702797255_6433756150037566790_n 11816802_806334259464066_8949224562160624622_n 11817080_806352492795576_3658716443897135506_n 11822515_806350542795771_879149537576897078_n

Cabdikariin Axmed Bulxan

Shabakadda Allgalgaduud Caabudwaaq