TOP DHAGEYSO:- Axmed Jaamac Dhirif ” C/Kariin Guuleed Ma imaan Karro Cabudwaaq+Wareysi Xasaasi Ah.

0

Axmed Jaamac Dhirif Oo Ah Gudoomiyihii Hore ee Dagmadda Cabudwaaq ayaa Ka warbixiyay Kulammo Kala duwan oo waxgaradka beesha sade oga socday magaaladda Cabudwaq ee waqooyiga gobolka galgaduud.

Wuxuu ka hadlay muhiimadda kulamadaasi iyo Gudi amni oo deegaankaasi laga abaabulay kuwaas oo ay sameeyeen dadka deegaanka.

Axmed Jaamac ayaa Ugu Baaqay Madaxweynaha maamulka galmudug Cabdikariin xuseen guuleed inuusan Iman dagmadda Cabudwaaq, hadii uu yimaadana wixii ka dhaca uu isago masuuliyadeeda qaadayo.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA WUXUNNA UWARAMAY YUUSUF CABDI SHIRE.