XOG:Cumar Cabdirashiid oo xil u magacaabay Shaqsigii labaad oo uu Axmed Madoobe u keensaday+Cadeyn

0

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa mar kale xil u magacaabay Shaqsigii labaad oo uu Axmed Madoobe u keensaday kana codsaday in Xafiiskiisa uu xil ugu Magacaabo.

Aadam Xaaji ayaa loo Magacaabay La-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ee Arrimaha Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Hoos ka Akhriso Warqada lagu Magacaabay:-

cadeyn