TOOS U DAAWO: Wasiir Maxamuud Xassan Soocade “Cabdikariin Guulleed Ma Uu Laha Mansab Uu Kula Hadlo Puntland”.

0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha iyo dhaqanka Dawlada Puntland Maxamuud Xassan Soocade ayaa sheegay inuu Idaacadaha ka maqlay hadalada Cabdikariim Xusseen Guuleed,waxaana uu xusay in Guuleed uusan lahayn Mansab uu kula hadlo Puntland.

Mudane Soocade ayaa sheegay in Puntland ay tahay Dawlad jirtay 16-sano,lana hadlayso Dawlad oo kaliya,wuxuu sheegay in Puntland aysan sinaba u aqoosan doonin waxa lagu dhoodhoobay Cadaado.

 

Halkan Hoose Ka Daawo