Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa markay taariikhdu ahayd 04-07-2015 ku geeriyooday Magaalaga Geneva ee dalka Switzerland Allaha u Naxariistee Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Cismaan Nuur gaar ahaana Adeer Cabdi Cismaan Nuur iyo Eedo Muraayo Maxamed Aden, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Bashiir Cabdi Cismaan Nuur janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

tacsiii