TOOS U DHAGEYSO WAREYSI:- Afeey “Urur Goboleedka IGAD Oo Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug”.

0

Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug o Shalay lagu doortay Magaalada Cadaado.

Danjire Maxamed Cabdi Afey, oo ah wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa Wareysi uu siiyay mid ka mid ah Warbaahinta Caalamka ayaa sheegay in maamulka cusub ay ka filayaan in uu hormar keeno.

Waxa uu sheegay in ay soo dhaweynayaan Madaxweynaha Cusub isla markaana ay la shaqeyn doonaan Madaxda Urur goboleedka IGAD.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Afeey:-