War Deg Deg Ah: Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Ku Guuleeystay Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey).

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Cadaado oo ay ka socotay doorashada madaxweynaa Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug uu ku guuleeystay

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) uu doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug uu ku guuleeystay kadib markii ay codka kalsoonida ah ay siiyeen Xildhibaan maamulka Galmudug

Guddiga doorashad Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iminka tiriyay codadka musharax waliba helay, waxayana si rasmi ah u sheegeen in doorasshada uu ku guuleestay Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey).

carabeey

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media