War Deg Deg Ah: Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Oo Goordhow Bilaabanaysa Iyo Musharxiinta.

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Cadaado oo ay hadda kusoo gabagaboowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ku Guuleeystay Cabdikariin Xuuseen Guuleed.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in dhawaan lagudo gali doono doorashada madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug, wararka aan heleyno ilaa iminka ayaa waxa ay sheegayaan in doorashada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ay u taagan qabashadeeda Musharixiinta kala ah.

Bashiir Diiriye Shariif (Bashiir Feeraweyne)

Cabdullaahi Bashiir Cabdinuur (Ducaale)

Xasan Maxamed Warsame (Xasan Gureey)

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey)

Cabdullaahi Xaashi Warsame (Waranle)

Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame (Cabdiladiif)

Waxaan laga hordhici karin cida ku guuleysanaysa qabashda xilka Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug waloow ay jiraan musharixiin saami culus leh oo la filan karo inay soo baxaan.

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media