TOOS U DHAGEYSO:- Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Uu Jeediyay Maanta & Baaqna U diray Puntland iyo Ahlusunna.

0

Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Ayaa Ka Hadlay Doorashadii Maanta kadib sida uu u arko xilka cusub ee Loo doortay.

SAWIR MAANTA AAN KA QAADNAY
SAWIR MAANTA AAN KA QAADNAY

Wuxuu Baaq wada jir ah Udiray Maamulada Puntland Iyo Ahlusunna waljameeca.

HOOS KA DHAGEYSO CODKIISA OO DHAN: