TOOS U DHAGEYSO:- Bashiir Diiriye Shariif Oo Khudbad Xasaasi Ah Ka Jeediyay Doorashadii Cadaado.

0

musharax Hore Bashiir Diiriye Shariif Ayaa Maanta Khudbad ka jeediayay Doorashadii Cadaado kadib Markii Waregii sadexaad uu oga guuleystay si dirqi ah Maxamed Xaashi Carabey Oo Hadda Noqday Madaxweyne Ku Xigenka Maamulka Galmudug.

Bashiir Diiriye Ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay qaabka ay udhacday doorashada isagoo amaan u jeediyay Mudanayaasha Baarlamanaka Goboladda dhexe ee Codka Siiyay.

HOOS KA DHAGEYSO KHUDBADIISII OO DHAN: