Cali Abti Doon Xalane agaasimaha Guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashada maanta la filayo iney ka dhacdo magaalada Cadaado iyo caqabadaha uu la kulmay.
Agaasimaha ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu leeyahay Cadow Shisheeye iyo mid gudaba ayna dhameyn doonaan khilaafka gudaha ee Ahlu sunna iyo dowlada Soomaaliya.
Hoos ka Dhageyso Codka Agaasimaha Guud:-