Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo kamid ah Musharaxiinta u Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta khudbad ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug,
C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in uu wax badan ka badali doono Xaalada Gobolada Dhexe oo uu Dadka Gobolada Barwaaqo iyo Hormar u horseedi doono Gobolada Dhexe.
Waxa uu sidoo kale so bandhigay Barnaamij Siyaasadeedkiisa ku aadan maamulka Gobolada Dhexe isla markaana ku dadaalayo dib u heshiisiinta.
Hoos ka Dhageyso Khudbada Musharax C/Kariin Xuseen Guuleed:-