Ciidamada Militeriga dalka Mareykanka ayaa loo tababaraa qaab ka duwan qaabyada tababarada loo siiyo Ciidamada Africa.
Ciidamada Mareykanka gaar ahaan kuwa Militeriga oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxa ay tababarada ku qaatan duurarka iyo xerooyin Ciidan oo ku yaala banaanka Caasimada dalkaasi.
Dowlada Mareykanka oo ah Hooyada Caalamka ayaa iyadu Ciidamo si gaar ah u tababaran u dirta dalalka ay ka jiraan Colaadaha gaar ahaan kuwa dhaca Qaaraxa Asia iyo wadamo kale.
Muuqaalka Sawirada hoos ka muuqda ayaa ka turjumaaya Ciidamo gaar ah oo loo diyaarinaayo dalalka ay ka jiraan Colaadaha, waxa ayna ka dhameystiran yihiin dhan waliba.