Magaaladda Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud ayaa waxaa mudooyinkii udanbeeyay ku soo badanayay shirkadaha gaarka loo leeyahay kuwaas oo soo saara jeyga lagu dhisto guryaha noocyadooda kala duwan.
Shabakadda wararka ee Allgalgaduud ayaa ukuurgashay qaababka ay ushaqeeyaan shirkadahaasi iyo Doorka ay ka Qaateen Hormarka Magaaladda.
Cabdixakiin Salaad Hokof Oo Maamule Ka Ah Shirkad ka shaqeysa wax soo saarka jeyga casriga ah ee aan laga sameyn guud ahaan gobolka galgaduud, Ayaa Magaaladda Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud
ayaa waxaa mudooyinkii udanbeeyay ku soo badanayay shirkadaha gaarka loo leeyahay kuwaas oo soo saara jeyga lagu dhisto guryaha noocyadooda kala duwan.
Shabakadda wararka ee Allgalgaduud ayaa ukuurgashay qaababka ay ushaqeeyaan shirkadahaasi iyo Doorka ay ka Qaateen Hormarka Magaaladda.
Cabdixakiin Salaad Hokof Oo Maamule Ka Ah Shirkad ka shaqeysa wax soo saarka jeyga casriga ah ee aan laga sameyn guud ahaan gobolka galgaduud,Ayaa AGGM U sheegay in Ay shirkadani door weyn ka qaadatay dhismayaasha Magaaladda Oo Ay Jeygani ufududeeyeen, xilli markii hore laga dooni jiray deegaano fog fog oo ka baxsan deegaankan.