TOOS U DAAWO:Duniyo Cali Qalaad “Hadaan Nahay Haweenka Beesha SADE Waan Ka Soo Horjeednaa Awood Qaybsiga Cadaado Ee Maamulka Gobolada Dhexe”.

0

Afhayeenka Gabdhaha beesha Sade ee dalka Norway Duniyo Cali Qalaad  ayaa waxa ay sheegtay inay tahay waxaan la qabali karin qaabka Awood Qaybsiga Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya.

Marwo Duniyo Cali Qalaad ayaa waxa ay kale oo ay ku eedeeysay in Dowladda gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh uu Mas”uul ka yahay dhibaatada ka socota gobolada islamarkaana uu isagu u ololeenayo sad bursi iyo isku dirka dadka daga gobolada dhexe ee Soomaaliya.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo