Puntland Maxey Ku Diidan Tahay isku Tashiga Shacabka Galmudug Xilli Maanta Garowe Lagu Wado in Uu ka Dhaco Banabax ka Dhanka Dhismaha Galmudug

0

 

 

Maamulka dagmada Garoowe ayaa wada qabanqaabada Muddaaharaad ballaaran oo Maanta lagu wado in uu ka dhaco  kaasi oo lagaga soo Horjeedo Shirka dhisamaha Dowlada Galmudug iyo Madaxda Dowlada Soomaliya

Puntland Ayaa Horay u sheegtay in ay ka horjeedo tashiga ay sameynayaan Shacabka Gobolada dhaxe iyadoona Maalinba Markii tilaabo la qaado ay iska qeyliyaan kuwasi oo aad u moodo in Puntland ay bur bureysa waxaase aysan la soconin xoolaha laga dhoofiyo boosasso in laga keeno deeganada xilligani ay ka soo horjedo in ay maamul sameystaan

Waxaana la sugayaa hadalka ay maanta u sheegi doonana shacabka soomaaliyeed

Masuuliyiin ka Tirsan Maamulkaasi ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan

isusoobaxan Bulshada garowoe ayaa ku soo aadaysa iyadoo Puntland dhowr jeer ku cel-celisay in waxa cadado ka socda ay yihiin Xad Gudub Muuqda ooo loo gaystay Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.