Waxaa loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir waxaana uu ka guuleestay Cabdulaahi Maalin Gaafow
Cali Gacal ayaa helay 48-Cod halka Cabdulaahi Maalin Gaafow uu helay asna codad gaaraya 36 cod.
Waxaa haatan la dooranayaa sidoo kale labada gudoomiye ku xigeen ee baarlamaanka Galmudug.