Tacsi tiraanyo leh oo ka timid jaaliyada beesha Sade ee Birmingham UK oo ku wajahan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Masalle June 25 2015 oo ku geeriyootay caasimada England ee London.
Geerida naxdinta leh jaaliyada oo aad Uga murugaysan ayaa uga tacsiyadaynaysa Qaraabadii, Ehelkii iyo waliba ummada Soomaaliyeed oo dhan .Jaaliyadu waxay leedahay geeridu waa xaq Samir Iyo imaan ala ka siiyo dhamaan Umada Soomaaliyeed oo dhan gaar ahaana Qaraabadii oo ay ugu horeeyaan Caruurtii uu ka tagey Marxuumka iyo Xaasaskii waxaan leenahey Samir Iyo imaan ala nagasiiyo Bil Ramadaan buu geeriyoodey marxuumka ,inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Janatul fardowsa alaha ka waraabiyo Aamiin Aaamiin.