Xili maalmihii ugu danbeeyey Baraha bulshadu isticmaasho si weyn loogu faafinayey fanaaniin Soomaaliyeed oo Muuqaalo yar yar iska soo duubaya islamarkaana Aqrinaya Quraanka sheeganaya inay tartan kala dhexeeyo fanaan kale ayaa waxa arrintaas ka hadalay kana digay Culimada Soomaaliyeed.
HALKAAN RIIX EE KA DAAWO.