Masuuliyiinta Isbitalka Ayaa sheegay in hadii xalada hadda ka Taagan isbitaalka wax laga qaban waayo ay ka siii darto iyagoona ugu baaqay dowlada Soomaaliya iyo Haayadah Samafalka in Kaalmo dag dag ah ay la soo gaaran
Agaasimaha Guud ee isbitaalka Gaalkacyo Maxamed Cabdi Oo Codkagalmudug.com kula hadlay Gudaha isbitaalka ayaa ka warmay wax ka dhan kara hadii aan laga soo jawaabin cabashada Maamulka
Duqa dagmada Gaalkacyo bile Diini Cali oo Maanta Kormeer ku tagay isbitaalka ayaa sheegay in looga baahan yahay haaysaha samafalka iyo dowlada dhaxe bad baadiyaan nololsha dad badani oo ku xeran adeegyada uu bixiyo isbitaalka
Hoos ka Daawo Sawirada