Daawo Sawiro Naxdin leh oo laga soo qaaday Weerarkii Saakay ka dhacay Muqdisho

0

Ha’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa warbaahinta u soo bandhigay meydadka sedex ka mid ah  ragii Saakay Weerarka Ismiidaaminta ah ku soo qaaday Xarun ay Ciidamada Nabad Sugida ku leeyihiin Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 2 3 4 5 6 7 8