Wakiilka Xog-xayaha Guud Ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nikolas Kay ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimada KMG ah ee Maleeshiyaadka Raaskambooni ee uu hogaamiye Axmed Madoobe.