TOP NEWS:- Maamulka Puntland oo sheegay in shirka Cadaado ka socda uu hareer maray dastuurka Soomaaliya

0

Shirka Golaha Xukuumadda Maamulka Puntland oo uu maanta shir gudoominaayay Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si adag loogaga hadlay arrimaha Gobolada dhexe iyo sida uu shirka ka socda Magaalada Cadaado ugu xad gudbay dastuurka Soomaaliya ah iyo heshiisyada la wada galay.

8

9

1 2 3 4 5