TOP DHAGEYSO:- Shariif Xasan Muxuu Ka Yiri Go’ankii baarlamanka DF Ee Raaskambooni?

0

Xili shalay Xildhibaanada Baarlamanaka Somalia ay kala direen Xubanaha Baarlamaan ku Sheegga Raaskanbooni ayaa arintaasi waxaa soo dhoweeyay Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia.

Warsaxaafadeed ka soo Baxay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu sheegay in maamulkoodu uu si aad ah us oo dhoweeynayo in lakala diro Baarlamaanka Uu Sameystay Axmed Madoobe Oo uu sheegay in ay yiheen kuwo si xaqdaro ah loo soo xulay.

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia C/qaadir Max’ed Cashara Nadaara ayaa u sheegay All-Galgaduud Media in Maamulkoodu uu si aad ah u soo dhoweeynayo Tilaabadaasi .

Hoos ka dhageeyso Wareeysiga Nadaara: