TOP DHAGEYSO:- Ciidamadda Dowladda Oo Faarujiyay Dhuusamreeb iyo Xaaladda Dhusamareb Oo Wali Kacsan.

0

Xasan Cabdi Cali Oo Kamid Saraakiisha Ahlusunna Ayaa noo sheegay in Ciidamadda ahlusunna ay isku balaariyeen magaaladda Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Goboladda dhexe.

Xasan Cabdi Ayaa Sidoo kale All-Galgaduud Usheegay in Gacan Ku Heynta Magaaladda, Gaar ahaan Saldhigyadda Ciidamadda Sida Qeybta 21-aad, iyo Saldhigyo Kale ayaa waxaa qabsaday ciidmaadda Ahlusunna.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA: