TOP DHAGEYSO:- Xildhibaan Maxamed Cumar ” Raaskanbooni Sharciga ayaa la waafajinayaa”

0

Iyadoona kulamadii ugu dambeeyay ee xildhibaanda soomaliya ay u baaqanayeen kooram la’aan  ayaa waxaa maanta lagu wadaa in  ay ku kulmaan xarun ta golaha shacabaka soomaliya

Xildhibaan maxamed cumar oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka soomaliya oo AGGM la hadlay  ayaa  sheegay in maanta lagu balansan yahay golaha shacabka soomaliya

Ajedaha kulanka ayaa ah dhameystirka mooshinka Xildhibaanno Ku Sheegga Raaskanbooni iyo hindise sharciyeedka ajaanibta ku sugan soomaliya  iyo saxaafada,

Labo kulan ayaa horey ugu baaqatay xildhibaan Baarlamanka soomaliya ay ka kaga hadli lahaayeen ajedayaasha Dhameystirka  mooshinka Kooxda Axmed Madoobe iyo hindise sharciyeedka ajaanibta iyo saxaafada.

Hoos ka dhageyso: