TOP DHAGEYSO:- Wasaaradda Caafimaadka oo Daba Galaysa Daawooyinka Dalka La keenno.

0

Wasiir Ku xigenka Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda somaliya Cusmaan maxamed Cabdi Daallo Ayaa sheegay in Dowladda Somaliya ay bilaabayso qorsha yaal cusub oo Lagu Ogaanayo Daawooyinka Dalka La keenayo iyo Dabagal lagu sameenayo Dhaqaatiirta Rasmiga ah iyo kuwo sheegta labadaba.

Dalka Somaliya ayaa muddo Ladaalaa dhacayay Daawooyin Tayadooddu aysan wanaagsaneyn kuwaas Oo Aan loo meel dayin.

Hoos ka dhageyso: