(Dhageyso) Cirfo Oo Baaq Udiray Hay'adaha Samafalka iyo Dowladda Somaliya.

0

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo oo Warbaahinta la hadlay ayaa ku baaqay  in Gargaar Deg Deg ah lala Gaaro  Dadka ku dhibaateysan  Duleedka Magaalada Gurceel ee Colaadka ka Cararay.

Degmada Gurceel Ee Gobolka Galgaduud oo ay ku Dagaalameen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa waxaa ku Barakacay Dagaalkaasi Boqolaal Ruux oo kamid ahaa Dadka Degmada,kuwaas oo hada ku dhibaateysan Banaanada Gurceel.

Halkaan Hoose ka dhageyso: