(Dhageyso) Mareykanka oo War kale kasoo saaray hanjabaada Shabaab.

0

Mareykanka waxa uu sheegay in Al Shabaab aysan awood u laheyn inay Weeraro ka geystaan dalkiisa sida ay sheegtay Waaxda Amaanka ee gudaha.

“Nooma muuqato dulduleelyo Al Shabaab u sahlaya inay qaraxyo ka fuliyaan dalkeeda sidaasi awgeed hanjabaadooda waxa ay ka dhigan tahay mid waxba kama jiraan ah” ayuu yiri Jeh johnson Xoghayaha Amniga gudaha.

Dowladda Mareykanka waxa ay sheegtay in ay sii yaraaneyso awooda Al Shabaab inta harteyna ay ka taqalusayaan.

Hoos ka dhageyso warbixin.