Deg Deg:- Qarax Galabta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

0

Wararka haatan nasoo gaaraya waxay sheegayaan in Qarax qasaare sababay uu goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxihga Taree Biyaano ee Wadada Makka Al-mukarrama.

Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in ugu yaraan laba qof ku dhaawacmeen, lamana sheegin cidda ay yihiin labadaasi ruux.

Kala soco faah faahinta AGGM. Haduu alle idmo