(Dhageyso) Ciidamadda Dowladda Oo Guullo Ka Sheegtay Dagaallo Ka Dhacay Bakool.

0

Gaashaanle Sare Cabdi maxamed Bile Oo Ah Abaan Duulaha Ciidanka Somaliya Ee Gobolka Bakool Ayaa Guullo Ka Sheegtay Dagallo Ka Dhacay Deegaanno Hoostagga Dagmadda Tiyeeglow Ee gobolka Bakool Oo Ka Tirsan Koonfurta Somaliya.

Abaanduulaha Ayaa sheegay in Ciidamadoodda Aysan Jirin Wax Qasaarro Ah Oo Soo Gaaray, Isagoo Sheegay iney Dileen Asakar Badan Oo Ka Tirsan Ururka All-shabaab.

Maalmihii La Soo Dhaafay Dagaallo Udhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa All-shabaab Ayaa Ka Soconayay Qeybo kamid Ah Koonfurta Soomaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka: