Dhageyso:- Gaashaan ” Xuseen Kadare Waa Qof La Tabi Doonoh”.

0

gaashaan

Qoraaga Caanka Ah Maxamed Faarax Ciise Gaashaan Oo Ah Gudoomiyaha Gudiga Dib Uhabeynta Shaqaalaha Puntland Horayna U Ahaa Wasiiri Dowlahii Hore Ee Maamul Wanaagga Puntland, Ayaa Ka warbixiyay Taarikhda Marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaaladda Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in Uu Yahay Mid Kamid Ah Tiirarkii Ugu Weynaa Qoraayaasha Soomaaliyeed, Asagoo Ka warbixiyay Waxyaabihii Uu Ku Yaqaanay iyo Dabacadihiisii.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Maxamed Ciise Gaashaan Uu Siiyay Warbaahinta SBC: