Waxaa Maanta Oo Axad Ah La FIlayaa inuu Soo Gaarro Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan, isagoo Ka Soo Kicitimaya Dalka Jabuuti Oo Shalay Madaxweynaha Dalkaasi Ay Heshiis Wada gaareen.
Wafdiga Madaxweynaha Turkiga Ayaa Maanta Soo Dhaweyntoodda Laga Dareemayaa Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Ayadoonna Wadooyin Muhiim Ah Oo muqdisho Kamid Ay Xiran yihiin Saaka.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wariyaha Muqdisho Jeylani Xuseen Yuusuf Uu Kaga Waramayo Udiyaargarowga Ka socda Muqdisho.