Top Dhageyso:Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo weerar afka ah ku qaaday masuuliyiinta DF

0

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in lunsashadda iyo ku tagrifalka hantida shacabka ay madaxda Soomaaliyeed ka dhigteen nolol maalmoodkooda.

 

Dr Axmed cali Daahir xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo saxaafadda magdishu kula hadlayay ayaa sheegay in qof dambe uu san ku fakan doonin hanta shacab oo uu lunsaday.

 

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa war kan sheegay xili ay xabsi u taxaabaan masuuliyiintii dowladda somaliya u qaabilsan degmadda buula barte ee gobolka Hiiraan kuwaa oo ku ee deysan musuq maasuq iyo wax is daba marin.

Waxaana hadaladiisa ka mid ahaa: