Dhageyso:Khadiijo Maxamed Diiriye oo si ka duwan sidii hore ula hadashay Madaxweynaha Soomaaliya

0

Wasaarada  Haweenka Iyo Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegtay in ay ku  dadaali doono sidii loogu dhaqmi ahaa Xeerka   Dhawrista Xuquuqda Caruurta oo Maanta uu saxiixay Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud.

Sii haya Xilka Wasaaradaasi Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in muhiin ay tahay  ilaalinta xaquuqda Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay  in xerarkan ay la jaan qaadi doonaan   xeerarka aadanimo  ee aduunyada ka jira

Hadalka Qadiijo