(Daawo Sawirro) Dibadbax ay soo qaban-qaabiyeen carruur oo ka dhacay magaalada Nairobi

0

Booliska Kenya ayaa u isticmaalay gaaska dadka ilmada ka keena arday wax ka barata mid ka mid ah iskuulada ku yaal magaalada Nairobi kadib markii ay ardaydaasi banaanbax ka sameeyeen garoon ay ku ciyaari jireen oo la iibiyay.

Ardaydan oo dib ugu soo laabatay iskuulka Lang’ata kadib labo toddobaad oo ay macalimiintu shaqo joojin sameeyeen ayaa ku arkay iskuulkooda garoonkii ay ku ciyaari jireen oo xeyndaab lagu wareejiyay.

Dugsigan oo ay wax ku bartaan illaa kun arday ah oo da’adoodu u dhexeyso saddex illaa iyo 14 sano jir ayaa waxaa gacanta ku haya golaha deegaanka Nairobi. Dhowr carruur ah ayaa ku dhaawacantay kadib markii ay ciidamada Booliska isku dayeen inay joojiyaan banaanbaxa waxana carruurtaas loo qaaday

boolis-kenya-4 boolis-kenya-1 boolis-kenya-2 boolis-kenya-3