(Sawiro) Ciidamadii ugu horeeyay Sierria Leon oo Jubada Hoose ka dhoofay.

0
Ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda dalka Sierria Leon ayaa ka dhoofay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose, iyaga oo dib ugu laabanaya dalkooda.
Ciidamadaan oo tiradooda gaaraysa 116 Askari ayaa ku noqday dalkooda, waxaana ciidamadaan ay kamid yihiin ciidanka Sierria Leon ee Soomaaliya ka baxaayo.
Hoos Ka Daawo Sawirada: