(Dhageyso+Sawiro) Dibad Bax looga Soo Horjeeday Wargeys U Gafay Nabi Maxamed NNKH oo Ka Dhacay Muqdisho.

0
Dibax baxan oo ka dhacay Magaaladda Muqdisho waxa looga soo horjeeday Wargeyska Charlie Hebdo ee ka soo baxa Faransiis kaas oo aflagaado u geystay Nabi Maxamed (NNKH).
Culuma’udin badan ayaa ka soo qeybgalay Dibad baxa oo ay ka qeybgaleen sido kale ardayda wax ka barata Jaamacadaha Magaaladda Muqdisho.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin.
Hoos Ka Arag Sawirada:
banaanbax1 banaanbax2