Daawo:- Kulankii Waxgaradka Beesha Sade Ku Yeesheen Muqdisho, Ee Looga Hadlayay Xasuuqa Ka Socda Kismaayo.

0

Kulan Ay Ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya Odayaal iyo Xildhibaanno iyo waxgarad Kale Ayeey Kaga Hadleen Qodobo Dhowr Ah, Waxaana Shirka intiisa badan Diirada Lagu Saarayay Dhibaatada Ciidamada Axmed Madoobe Ku Hayaan Shacabka Ku Nool Kismaayo, Gaar Ahaan Caruurta, Haweenka , iyo Ganacsatada, Ka Soo Jeeda Beesha Sade.

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka: