Puntland ayaa bahda Saxaafadda Puntland uso Bandhigtay Saldhigyada ay todobaadyadii ugu dambeeyay kala wareegen Ururka Shabaab,ka dib hawlgalo ay Ciidamadu ka sameeyen Buuralayda Galgala.
Saldhigyada ay Ciidamada Puntland kala wareegan Shabaab ayaa kala ah;-guri-xoor, dhagax dheer, guri dharkeyn, guri xiis, karin xagarood iyo saldhigii ugu dambeeyey ee din-digle,waxaana sido kale ay horay Ciidamadu Shabaab uga qabsadeen deegaanka Galgala.
Hoos Ka Daawo sawirada: